Ciidamadda Somaliland oo Rasaas ay fureen ku dilay Wiil Afar Jir ah

Ciidamadda Maamulka Somaliland ayaa Xalay ku dilay Rasaas ay dad shacab ah ku fureen Wiil yar oo afar jir ahaa iyagga oo dhaawacay Afar qof oo kale.

Dhacdadan ayaa timid kadib markii Ciidamadda ay rasaas ugu jawaaben dhalinyarro careysan oo dhagaxyo ku tuuray Ciidamadda Somaliland.

Maamulkasi weli si rasmi ah ma uusan uga hadlin khasaaraha ka dhashay Arintasi.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor