Ciidamadda Dowladda Soomaaliya oo Howlgalo Ka Sameeyay Magaaladda Baydhabo

Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta ka sameeyay Howlgalo Magaaladda Baydhabo.

Howlgalka Ciidamadda Dowladda Waxa ku wehlinayay Ciidamadda Amisom ee ku sugan Magaaladda Baydhabo.

Dad badan ayaa lagu soo qab qabtay Howlgalka waxana Boliiska Magaaladda Baydhabo ay sheegeen iney baaritaano ku hayaan Dadka la soo qabtay.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor