Ciidamadda Dowladda oo Xalay Isaga Baxay Janaale

Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Xalay isaga Baxay Degmadda Janaale Ee Gobolka Shabeeladda Hoose.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Ciidamadda ay ka gadodeen Mushaar la’an Xoogan balse Ma jiro Dowladda ka tirsan oo Warkasi xaqiijin kara.

Dhinaca kale Waxa soo baxaya Warar tilmaamaya in Dagaalamayaal ka tirsan Kooxda Al Shabab ay la wareegeen Magaaladda sida lagu qoray Warbaahinta Al Shabab.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor