Ciidamadda Dowladda iyo Kuwa Al Shabab oo Xalay Ku Dagaalamay Baydhabo

Dagaalka ayaa bilaawday kadib markii Weerar Culus oo gaadmo ah ay ku soo qaadeen Dagaalamayaal Ka tirsan Al Shabab Fariiso Ciidamadda Dowladda ay ku leeyihiin Duleedka Baydhabo.

Dagaalka oo waqti kooban socday ma jiraan khasaaro ka dhashay oo weli la ogaaday.

Al Shabab ayaa sheegata Mar waliba Weerarada iyo Qaraxyada lala eegto Xubnaha Dowladda,Amisom iyo Dhinacyada kale Ee Dowladda Federaalka Taageera.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor