Ciidamada Somaliland oo xiray nin Yemeni ah oo Jabsaday dukaamo ku yaala Hargeysa

Ninkaan  u dhashay Dalka Yemen ayaa Jabsaday Dukaamo kala duwan oo ku Yaala Magaalada Hargeysa.
Ninkan ayaa dukaamada uu Jabsaday uga Soo dhacay dusha Sare, ka dibna waxa uu ka Qaatay Meheradahaasi lacago iyo Dahab Yaalay Gudaha Dukaamada
Muuqaalo laga helay Kamaradaha CCTV oo ku xidhnaa Dukaamada la Jabsaday ayaa dhamaantood lagu arkay ninkaasi u dhashay Dalka Yemen oo waqti Dambe dusha uga Soo Dhacaya Dukaamada ka dib jabinaaya Qasnado Dhex yaalay.
Waa markii ugu horaysay ee magaalada Hargeysa, nin u dhashay wadanka Yemen uu jabsado dukaamo  kala duwan oo ku Yaala

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media