Ciidamada Jabuuti oo Weeraray Markab laga leeyahay Masar

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in ugu yaraan 1 Askari oo ka tirsan Ciidamada Somaliland uu ku geeriyooday 2 kalena ay ku dhaawacmen kadib markii Ciidamada Jabuuti ay weeraren markab laga leeyahay Dalka Masar.

Markabkaasi ayaa ku sugnaa Biyaha Somaliland markii ay soo weeraren Ciidamada Badda Ee Wadanka Jabuuti.