Ciidamada Itoobiya oo xiray mid ka mid ah Wadooyinka ugu muhiimsan Gobolka Mudug

Ciidamada liyuu Booliis ee Soomaalida dowla deeganka itoobiya ay xiray Wadada u dhxeysa Magaalooyinka  Galdogob iyo Gaalkacyo halkaas oo ay siticmalaan Shacabk iyo Ganacsatada deegaanada Mamulka Puntland.

Macada ay wadadaas u xireen,balse gudoomiyaha deegaanka Saaxo ee Gobolka Mudug  Jabarti Shiikh Yuusuf ayaa Warbaahinta u sheegay in sidoo kale ay xir xireen odayaal dhowr ah oo ka mid ah dadka deegaank Saaxo.

Waxa uu sheegay in ay horay u diideen in ay la kulmaan Masuuliyiin soo booqday deeganka Saaxo,iyagoo sheegay in aan lagu soo wargelin imaamshahooda.

Ciidamada itoobiya ayaa weli u xiran Wadaas iyaga oo diiday in dadka iyo Gaadiidka ay isticmalaan.sida ay sheegayaan ilo ka madx-banaan Maamulka deegaank Saaxo.