Cabdi Kariin Guuleed iyo Xildhibaan Mahad Salaad oo ka hadlay duqeyntii Bariire

Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa cambaareeyay weerar dhnka Cirka ah oo diyaaradaha dalka Mareykanka ay ka geesteen duleedka deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

War Qoraal ah oo uu soo dhigay Barta uu ku leeyahay Facebook ayaa waxa uu ku sheegay in falkaas lagu dilay dad rayid ah oo an waxba galabsan.

Dowladda Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa waxa uu ugu baqay in ay dhacdadaas baaritaan ku sameeyaan islamarkaana ay keenaan cadeymo buuxa.

 

Sidoo kale Xildhibaan Mahad Salaad ayaa isla duqeyntas ku tilmaamay Xasuuq

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media