Booliska Kenya oo Xeray Dad Soomaali Ah

Ugu yaraan Ciidamadda Booliska Dalka Kenya ayaa Xeray Toddobo qof oo Soomaali ah.

Dadka La Xeray waxa lagu qabtay Wadada Nakuru ee gasha magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya.

Dhamaan dadka la qabtay aqoon uma lahan Luqad aan ahayn Afka Soomaaliga marka laga reebo hal qof.