Boliska Norway oo xiray Eedeysane, lana fashiliyey Bam la dhigay Bartamaha Oslo.

Boliska ayaa sheegay in Eedeysanaha haatan lagu hayo Baaritaan, lamana sheegin dalka uu ka soo jeeday.

Weriye ka tirsan REUTERS ayaa sheegay inuu maqlay qarax weyn, kadib, markii ay Ciiddanka ku takhasusay waxyaabaha qarxa yimaadeen halka la dhigay Qaraxaasi.

Afhayeen u hadlay Boliska dalkaasi ayaa sheegay inuu qaraxaasi ka dayaan badnaa Bambooyinka  ay Ciiddanka Norway isticmaalaan.

Qaraxaasi ayaala dhigay Deegaanka Groenland ee Bartamaha Oslo, halkaasi oo ay ku  yaallaan Saldhiga Dhexe ee Boliska Oslo, Baarar laga cunteeyo iyo dhismooyin kale.

Related imageRelated image

Sannadkii 2011-kii, Xag-jir ka tirsan Garabka Midig oo lagu magacaabo Anders Behring Breivik ayaa gaari ku qarxiyey Xarumaha Dowladda ee magaalladda Oslo, ka hor inta uusan Toogasho ku dileen 68 qof oo ku sugnaa Jesiiradda Utoeya.

©Radio Dalsan

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media