Banaanbax Roob Doon Ah oo Ka Socda Magaalada Cadaado

Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ayaa ku waramaya in hada isku soo bax roob doon uu ka socdo gudaha magaaladaas, waxaana ka qeybgalaya ardayda dugsiyada Qur,aanka kuwa iskuulada iyo macalimiinta, kuwaasi oo ku socdaalaya xaafadaha Cadaado.

Qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa sidookale ka mid ah dibadbaxayaasha, waxaana alle ay ka baryayaan inuu abaarta ugu badalo barwaaqo.

Deegaano ka mid ah Galmudug waxaa ka jira abaaro daran oo saameyn ku yeeshay dadka iyo duunyada, iyadoo nolosha dadka meelaha qaar laga deyrunayo

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media