Askarigii fashiliyey Is-Qarxinti Lala maaganaa Dugsiga Dhega-Badan oo Farmaajo weydiistay 100,000$ ee uu Balanqaaday

Askarigii fashilyey weerarkii saaka lala maaganaa iskuulka tababarka Dhega-badan oo Radio Dalsan la soo xiriiray ayaa ka sheekeeyey qaabkii uu u fashiliyey weerarkii saaka gawaari ay wadeen ismiidiimiyayaal uu ku fashiliyey ilinka hore ee xerada .

Askarigan oo magaciisa ku gaabiyey Deeq ayaa sheegay inuu toogasho ku dhaawacay darawalkii gaariga kaxeynayey.

Halkan ka dhageyso wareysiga oo dhamaystiran.