Askar ka tirsan Ciidamada Soomaaliland oo la dilay

Wararka aan ka heleyno Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay laba Askari oo ka tirsan Ciidamada Maamulka Soomaaliland.

Askartan ayaa lagu dilay duleedka Magaalada laas-Caanood waxaana la sheegay in ahaayeen Askar ilaalineysay Goob ay dadku ka qaataan kaararka codbixinta doorashooyinka Soomaaliland.

Ilaa iyo hada macada cida sida rasmiga ah uga dambeysa dilka Ciidamadaas,balse waxaa xusid mudan in qeybo ka mid ah Gobolka Sool ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa Puntland iyo Soomaaliland taas oo ku aadan kaararka doorashoyinka oo Soomaaliland ay Gobolkaasi geysay.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media