Aqriso: warqada shaqada looga joojiyay agaasimaha hayada socdaalka Puntland

wareegtadaan shaqo joojinta ayaa ka soo baxday xafiiska madaxweyne ku xugeynka maamulka Puntland ahna ku simaha madaxweynaha maamulka C/xakiin xaaji Cumar cameey wuxuuna shaqadii ka joojiyay agasimaha hayada socdaalka iyo jinsiyadaha maamulka Puntland Maxamuud Faarax Ashkir

Halkan hoose ka aqriso warqada

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media