Aqriso: Galmudug oo soo dhaweesay baaqa ra’iisul wasaraha uu ku codsaday in dib loo dhigo doorashada mamulkaas

war saxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweyne ku xugeynka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay baaqa ra’iisul wasaare Xassan Cali Kheere ee ku codanayay in mudo 45-cishaa dib loo dhigo doorashada maamulka Galmudug.

Halkan hoose ka aqriso war saxaafadeedka