AMISOM oo Laga Megay Mooto Bajaaj Ay Ku Jiireen Muqdisho!

Waxaa soo noqnoqday dhacdooyinka ay gaadiidka AMISOM Shilalka dhimashada keena ku geystaan iyo burburka hantiyadeed ugu geystaan muwaadiniinta Soomaaliyeed Qeybo ka mid ah wadooyinka magaalada Muqdisho.

Taxanayaal ay dad ku dileen ama ku naafeeyeen ayey bulshadu ka dheragsantahay, kuna darso badankood la isuma xisaabin oo cadaaladda lama waafajin kuwa ku lug yeeshay.

Inkastoo ay mudan tahay in garsoorka la geeyo danbiilayasha, hadana maadaama warbixinteennan ay la xiriirto shilalkaasi ayaan hal-qabsi ahaan u soo qaadannay, sheekaduse markan ka duwan kuwii hore.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media