Al Shabab oo Weerartay Kolonyo Ka Tirsan Ciidamadda Itoobiya

Ila Wareedyo lagu kalsoon yahay Ayaa xaqiijiyay in Ciidamo ka  tirsan Kooxda Al Shabab ay weerar Culus ku qaadeen Kolonyo Ciidamadda Itoobiya ah oo marayay inta u dhaxeysa Magaalooyinka Rabdhuure iyo Wajid ee Gobolka Bakool.

Dagaal xoogan oo ku bilawday Qaraxyo Miino ah ayaa laga soo sheegayaa Halkasi sida Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya ay sheegayan.

Waxa ka soo kordha Warkasi halkan ayaad kala socon doontan insha allah.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor