Al Shabab oo soo saartay Muqaalkii Weerarka Ceel Cade

Muqaalka Al Shabab oo ka kooban 48 daqiiqo waxa lagu soo bandhigay Sida uu u dhacay Weerarkii Al Shabab ay ku qaaden Xerada Ceel Cade 15kii Janaayo Sanadkan 2016ka.

Muqaalka waxa uu muujinaya Qaraxyo iyo hub culculus oo lala beegsanayo Xarunta Ciidamada kenya ee Ceel cade.

KDF Katabaid abu video shabab pictures

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor