Al Shabab oo la wareegtay Magaalada Marka

Dagaalamayaal ka tirsan Al Shabab ayaa Maanta la wareegay Magaalada Xeebta ah Ee Marka oo xarun u ah Gobolka Shabeelada Hoose.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM ay saakay ka baxeen Magaalada Halka Ciidamada Dowladana ay 24 saac ka hor ka baxeen Magaalada.