Al Shabab oo la wareegtay degmada Adan Yabaal ee gobolka Shabeelada Hoose

Wararka ka imaanaya degmada Adan Yabaal ee gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan Al Shabab ay qabsaden degmadasi.

Warbaahinta Al Shabab ayaa sheegeysa in iyada oo aan wax dagaal ah dhicin ay qabsaden degmada iyo tuulooyin badan oo hoos yimaada.

Ciidamada Itoobiya ayaa ku sugnaa degmada Adan Yabaal iyo deeganada kale oo hoos yimaada.

Al Shabab ayaa khamiistii weerar xoogan ku qaaday xerada ciidamada AMISOM ee deegaanka Halgan.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor