Al Shabab oo La Wareegtay Deegaanada Awdhiigle iyo Mubarak

Dagaalamayaal Ka Tirsan Kooxda Al Shabab ayaa Dagaal kula Wareegtay Deegaanadda Mubarak iyo Awdhiigle Ee Gobolka Shabeeladda Hoose.

Qaar ka tirsan dadka Deegaanka ayaa u xaqiijiyay Radio Dalsan in Kooxda ay dagaal kula Wareegeen Deegaanadasi.

Khasaaro badan ayaa lasoo sheegayaa in Dagaalka oo xalay Bilawdayuu ka dhashay inkastoo aan la sheegi karin inta uu la egyahay.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor