Al Shabab iyo AMISOM oo saakay ku dagaalamay Gobolka Gedo

Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Saakay Dagaal u dhaxeeya Al Shabab iyo AMISOM uu halkasi ka dhacay.

Dagaalka ayaa bilawday kadib Markii AMISOM ay soo Weeraren Dagaalamayal ka tirsan Al Shabab.

Dagaalka ayaa imaanaya iyada oo saakay loo Dabaal dagayo Munaasabada Ciidul Adxa.