Al-Shabaab oo soo bandhigay Sarkaal ay sheegeen in uu kasoo goystay Maamulka Jubbaland

Al-Shabaab ayaa degmada jilib ee Gobolka Jubbada Hoose waxa ay kusoo bandhigeyn Sarkaal ay shegeen in uu horay uga tirsaana Ciidamada dowlad goboleedka Jubbaland balse ahatan uu kazoo goystay.

War ay ku daabaceyn bogga ay Internet-ka ku leeyihiin ayaa waxa ay ku sheegeen in Sarkaal oo lagu magacaabo Xasan Kheyre Xuseen oo mudo Sideen Sanno ah uu ka tirsanaa Ciidamada Maamulka Jubbaland.isla marakana uu ku soo tababartay Wadamada Uganda,Knya iyo Itoobiya.

Al-Shabaab masheegin halka sida rasmiga ah uu uga hwolgelyay Sarkaal,balse waxa ay sheegeen in haatan uu isaga soo baxay ciidamada Dowlad Goboledka Jubbaland ee uu hoggaamiyo Axmed Maxamed Islaam(Madoobe).

Sikastaba Al-Shabaab iyo dowladda Soomaaliya ayaa marar badan sidaan oo kale waxa ay usoo bandhigaan saraakiil iyo ciidamo ay sheegaan in uu usoo goystay dhankooda,welin Sarkaal ay Al-Shabaab soo bandhigeen kama hadlin saraakiisha Maamulka Jubbland.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media