Inta la xaqiijiyay ilaa 7 Askari oo isugu jira Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ayaa ku geeriyootay kadib qarax lagula eegtay qeybo ka mid ah degmada Waajid ee Gobolka Bakool.
Ciidamadaan ayaa ku soo jeeday magaalada Baydhabo,waxaana xil aya marayeen meel u dhow degmada Waajid ay la qaraxday Gawaaridii ay wateen Miinada nooca dhulka lagu Aaso.
War qoraal ah oo ay Barta Internet-ka soo dhigeen Alshabaab ayaa waxa ay ku sheegeen in qaraxaasi ay ka dambeeyeen.