Al-Shabaab oo baahiyay Sawirrada weerarkii deegaanka Buula Gaduud

Al-Shabaab ayaa soo bandhigay Sawirro ay ku sheegeen in ay ahaayeen weerarkii todobaadkii la soo dhaafay ay ku qaadeen deegaanka Buula Gaduud ee Gobolka Jubbada Hoose halkaas oo ay fariisin ku leeyihiin ciidanka dowladda iyo kuwa Jubbaland.

Sawiirada oo ay soo dhigeen baraha ay Internet-ka ku leeyihiin ayaa waxa ay sheegeen in weerarkaas Saanad Meleteri oo isugu jira hub iyo Gaadiid ay ku soo qabsadeen.

Hoos Ka Daawo Sawirrada

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media