Al Shabaab oo 90 Oday ku Xidhay Deegaanka Xarar Dheere

Al shabaab ayaa 90 oday ku xidhay deegaanka Xarar Dheere ka dib Markii ay diideen in ay ay qoraan dhalinyarada ku biirista Ciidan ay halkaasi ka qoranaayen kooxda Al Shabaab.

Odayaasha ayaa si cad u hor istaagay in wiilashoodu ku biiraan ciidanka la rabay in loo qoro Al Shabaab, taasina waa ta keentay in dhamaan odayaasha laga soo xidh xidho Xarar dheere iyo degaanada ku dhow dhow
Dad goob joogayaal ah ayaa idaacada Dalsan u xaqiijiyay xadhiga Odayaasha Maanta la xidhay

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor