Akhriso:-Waxyaabaha Sababay in loo yeero 8 ka mid ah Safiirada Soomaaliya u fadhiya Caalamka

War-Saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Dibada Soomaaliy ayaa waxaa loogu yeeray in si deg deg ah in ay Muqdisho ku yimaadaan  14 ka mid ah Safiirada Soomaaliya u fadhiya Caalamka.

Idaacadda Dalsan ayaa baaritaan dheer ku sameysay sababaha ka dambeeya u yeeritaanka Safiiradaas kuwaas oo Warar soo baxayay ay sheegayaan in la bedeli doono isla markaana dadkii bedeli lahaa la sameeyay.

Sababta ka dambeysa in Safiiradaas loo yeero ayaa lagu shegay in mudo farabadan ay dalka ka maqnaayeen, waxaana xusid mudan in tan iyo doorashadii Madaxweyne Farmajo Saddex Safiir kaliya la Magacaabay

Dalalka loo yeeray ayaa waxa ay kala yihiin  Jabuuti, Qatar, Abu Dhabi, Zambia, Shiinaha, Sudan, Kuwait, Uganda

Hadaba Hoos Ka Akhriso Magacyada Safiirada loo yeeray

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media