Akhriso:-Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Maamulka Puntland

Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo dowladdaha hoose ee Maamulka Puntland ayaa Maanta Magacaawday Xogheyaha dowladda Hoose degmada Galdogob ee Gobolka Mudug.

Xoghayaha cusub ee dawlahada hoose Galdogob ayaa magacaabistiisa ay timid kadib markii xoghayihii hore ee degmadaasi uu isaga tagay xilka dawlada hoose ee degmadaasi.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada Magacaabista

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media