Akhriso: Wareegtada xilalka loogu magacaabay Maamulka gobolka hiiran

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowladd goboleedka Hirshabele, mudane Cali C/laahi Cosoble ayaa lagu magacaabay maamulka gobolka Hiiraan.

Halkaan ka akhriso magacyada mas’uuliyiinta cusub iyo kuwii lagu bedeley.