Akhriso:-Waqtiga ay dhaceyso doorashada Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo lagu dhawaaqay

Guddiga doorashada Madaxwyenaha Maamulka Hirshabelle ayaa galabta ku dhawaaqay Maalinta ay dhacayso doorashada madaxweynaha Maamulka iyo xilliga ay bilaabanayso qabashada araajida murashixiinta.

Hoos Ka khriso Wareegto ka soo bxday guddiga doorashada Madaxweynaha Maamulka hir-Shabeelle oo ay ku shaaciyeen Waqtiga ay dhaceyso doorashada Madaxweynaha Hir-Shabeelle