Akhriso:-Sidee ayay u dhacday Doorashadii uu ku soo baxay Maxamed Mursal?

Wareega Koowaad ee Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka .

kooromka Guud ee Xildhibaanadii Codeeyay waxa ay ahaayeen 266-Mudane.

Natiijada Wareega Koowaad kasoo baxday:

1-Xildhibaan Maxamed Mursal Sh. C/raxmaan 83

2- Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow 69

3- Xildhibaan C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen 54

4- Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla 19

5- Xildhibaan Cali Sheekh Nuur 16

6- Xildhibaan Saalim Caliyow Ibrow 7

7- Xildhibaan Shariif Sheekhunaa Maye 5

8- Xildhibaan Idris Cabdi Dhaqtar 3

9- Xildhibaan Maxamud Macalin Yaxye 7

10-Xildhibaan Iimaan C/laahi Cali 3

Wareega labaad ee Doorashada Waxaa usoo baxay Musharixiinta kala ah:

1-Xildhibaan Maxamed Mursal Sh. C/raxmaan

2- Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow

3-Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla

4- Xildhibaan C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen

Wareega labaad waxaa ka tanasulay Musharixiinta kala ah

1-Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla

2- Xildhibaan C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen

Wareega Labaad waxaa ku tartamay Musharixiinta Kala ah

kooromka Guud ee Xildhibaanadii Codeeyay waa 265-Mudane

1-Xildhibaan Maxamed Mursal Sh. C/raxmaan 147

2- Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow 118

Gudoomiyaha Cusub ee Golaha Shacabka waxaa loo doortay Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media