Akhriso:-Shirkii Wadda tashiga Amniga Gobolka Mudug oo War-Murtiyeed laga soo saaray

Goordhow waxaa Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug lagu soo gaba gabeeyay shirkii wadda tashiga nabad galyada gobolka Mudug kaas oo laga soo Qodobo gaaraya ilaa 10.

Qodobada shirkaas la isku raacay ayaa waxaa ka mid ah in mudo 9 cisho Gudahood ah la qabto shirweyne looga hadlayo nabad galyada gobolka Mudug.

Sidoo kale waxaa warmurtiyeedka ka mid ah qodobada ku xusan in labada Maamul ay siwadir ah uga hortagaan waxkasta oo keeni kara khilaaf.

Hoos Ka Akhriso War-Murtiyeedka ka soo baxay shirkaas

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media