Akhriso:-Puntland oo mamnuucday isku-socodka Gaadiidka Garoowe iyo laascaanood(Wareegto)

War qoaral ah oo kasoo baxay guddiga difaaca Puntland ayaa lagu shaaciyey in lagu joojiyey isku-socodka Gaadiidka Magaaooyinka Garoowe iyo laascaanood ee Gobolada Nugaal iyo Gobolka Sool.

Sigaar ah waxaa Gawaarida Shidaalka qaada looga mamnuucay in ay maraan goobaha ay iskuhor-fadhiyaan Ciidamada Maamulada Puntland iyo Soomaalind ee uu dagaalka dhexmaray.

Ciidamada Booliska Maamulka puntland ayaa lagu wargeliyey inay fuliyaan amaro ku saabsan isu socodka wadada u dhaxaysa Garoowe iyo Laascaanod maadaama xiisado dagaal ay weli ka taagan yihiin.

Hoos Ka Akhriso Warka qoraalka ah ee kazoo baxay Guddiga difaaca Puntland.