Akhriso:-Puntland oo jawaab ka bixisay hadal ka soo yeeray Madaxweynaha Soomaaliland

Warsaxaafdeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa Maanta looga hadlay xaalada deegaanka tukaraq iyo hadalo Saacadihii la soo dhaafay ka soo yeerayay Madaxweynaha Soomaaliland.

Hoos Ka Akhriso Warka qoraalka ah ee ka soo baxay Madaxtooyada Maamulka Puntland.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media