Akhriso: Mooshin cusub oo looga soo horjeedo mooshinka laga gudbiyay Madaxweynaha.

Xili xildhibaano katirsan Barlamaanka Federaalka ay Mooshin ka gudbiyeen Madaxweyne Xasan sheekh Max’uud kadib markii ay ku edeeyay wax yaabo badan oo uu kamid ahaa ku takrifal awodeed.

Ayaa 127 xildhibaan oo kasoo horjeedo Mooshinka Madaxweynaha laga gudbiyay waxa ay mid kaas kasoo horjeeda u gubiyeen Gudoonka Barlamaanka Somalia.