Akhriso:-Maxaa ka jira in Gudoomiye Jawaari uu is casilayo?

Saacadihii la soo dhaafay waxaa Baraha Bulshada lagu faafinayey Warar sheegaya in Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu iscasilayo balse Warkaasi uu beeniyay.

War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Gudoomiyaha ayaa lagu sheegay in Warkaasi uu yahay mid aan waxba ka jirin,isla markaana laga been sheegay,waxaana Warqada ka soo baxday Xafiiska Gudoomiye Jawaari ku saxiixnaa Xogheyaha Golaha Shacabka Cabdikariin Buux.

Good Ka Akhriso Warka Qoraalka ah.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media