Akhriso:-Masuul Cusub oo loo Magacaabay Gobolka Bari

Wasiirka Wasaarada Cadaalada iyo Arimaha Diinta Maamulka Puntland  Saalax Abiib Jaamac ayaa Magacaabay Isuduwaha Wasaaradaas u qaabilsan gobolka Bari.

Wreegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka ayaa waxaa xilkaas loogu Magacaabay Cabduqaadir Cabdullaahi Shire Muumin (Cabduqaadir Dooraqoosh.

Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Wasiirka ayaa u qorneyd.