(Akhriso): Magacyadda xubnaha ay Gudiga xalinta Khilaafaadka ka saareen Liiska dadkii ku soo baxay Labada Aqal ee Barlamaanka.

Xafiiska Warqabadka ee Radio Dalsan waxaa soo gaaray Nuqul ka mid ah Qoraal ay Guddiga Madaxa-bannaan ee Xalinta Khilaafyadda Doorashadda ka soo saareen xubno laga saaray Liiska Xildhibaanadda ku soo baxay Doorashaddii dhawaan ka dhacday Caasimadaha Maamul-gobaleedyadda hoos taga Dowladda Federalka.

Liiska xubnaha ay Guddigaasi laaleen ayaa waxaa lagu xusay in 11-xubnood la laalay Doorashadii ay ku soo baxeen.

Halkan ka akhriso Go’aanka lagu baab’iyey iyo Kuraasta dib loogu tartami doono:

 

 

©Radio Dalsan

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor