(Akhriso Magacyada )Gudoomiyaasha Cusub ee Gobolka Banaadir oo la magacaabay

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa xilkii ka qaaday 15 Gudoomiyayaasha degmooyinka Gobolkaan Banaadir

Wareegto ka soo baxday Xafsiika Gudoomiyaha Hoos ka Akhriso

 

1-Gudoomiyaha Degmada C/casiis Sharmaarke Maxamed Ladane

2- Gudoomiyaha Degmada Kaaraan C/fataax Nuur Cali Yaanyo

3- Gudoomiyaha Degmada Shibis Safiyo Sheekh Cali Jimcaale

4. Gudoomiyaha Degmada Yaaqshiid Axmed Xasan Maxamuud

5- Gudoomiyaha Degmada Howlwadaag C/kariin Cali Kaar

6- Gudoomiyaha Degmada Hodan Maxamed Cantoobo

7- Gudoomiyaha Degmada Dayniile C/wali Nuur Faarax

8- Gudoomiyaha Degmada Wadajir Cumer C/llahi Xassan

9- Gudoomiyaha Degmada Dharkeynley C/raxmaan Siid Cali

10- Gudoomiyaha Degmada Shangaani Basmo Cumar Axmed

11- Gudoomiyaha Degmada xamerweyne Cumer Shariif Maye

12- Gudoomiyaha Degmada Xamerjajab C/wali C/llahi Maxamed

13- Gudoomiyaha Degmada waabari Rowdo C/llaahi

14- Gudoomiyaha Degmada Boondheere Zainab Yuusuf Wehliye

15- Gudoomiyaha Degmada Warta Nabada Zainab Maxamuud Warasame

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa weli xilkii ka qaadin gudoomiyaasha degmooyinka Kaxda iyo Hurwaa.