Akhriso:-Magacyada Golaha Wasiirada Puntland oo lagu dhawaaqay

Cabduweli Maxamed Cali Gaas,Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa Maanta sirasmi ah ugu dhawaaqay Golihiisa Wasiirada Cusub kadib markii 19,Bishii July ee Sanadkaan  Baarlamaanka Maamulkaas ay kala direen Golihii hore ee Wasiiidarada Puntland.

Xubnaha uu Magacaabay  Madaxweyne Gaas,ayaa ka kooban 20 Wasiir, 20,Wasiir ku xigeeno iyo 13 Wasiiru dowlayaal.

Afhayeenka Madaxtooyada Puntland Cabdullaahi Maxamed Jaamac Quraan Jecel,ayaa Warbaahinta u akhriyay Xubnaha Golaha Wasiirada ee lagu dhawaaqay.

Mudo ka badan Todobaad ayay soo jiitamayeen Magacaabista Golahan Wasiirada kadib Wadatashiyo kala duwan oo Madaxweyne Gaas,uu la yeelanayay waxgaradka iyo siyaasiyiinta Puntland si aysan dhaliilo uga imaan Golahaan,waxana jira caqabado badan oo ka horyimid walow markii dambe xal laga gaaray.

Xubnaha Golaha Wasiirada Cusub ayaa waxaa ka dhex muuqda Xubnihii hore ee lakala diray qaarkood iyo kuwa Cusub intaba.

Hoos Ka Akhriso Magacyada Golaha Wasiirada Cusub.

1. Saalax Xabiib Jaamac Wasiirka Cadaaladda, iyo Arimaha Diinta
2. Cabdulaahi Cali Xirsi Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose
3. Axmed Cabdulaahi yusuf Dowlad – Wasiirka Amniga iyo DDR
4. Cabdulaahi Siciid Carshe Wasiirka Maaliyada
5. Shire Xaaji Faarax Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriir Caalamiga ah
6. Cabdiftaax Siciid Caynab Wasiirka Dastuurka Iyo Arimaha Fedraalka
7. Abshir Ow Yusuf Ciise wasiirka Waxbarashada iyo Barbaarinta
8. Dr. Cabdinaasir Cismaan Cowke Wasiirka Caafimadka
9. C/rixmaan Barkhad Warsame , Wasiirka Howlaha Guud, Gadiidka iyo guryenta
10. Siciid Maxamed Raage Wasiirka Dekedaha iyo Amniga Badaha Puntland
11. Axmed Cilmi Cismaan Karaash wasiirka Duulista Hawada iyo garoomada
12. Maryan Axmed Cali Wasiirka Hormarinta Haweenka
13. Cabdi Xirsi Cali Qarjab Wasiirka Warfaafinta iyo Boostada
14. Cabdiwali Xirsi Cabdule Indha guran Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha
15. Cabdulaahi Sh. Axmed Wasiirka Xanaanada Xoolaha
16. Cabdinuur Cilmi maxamud Bindhe Wasiirka Beeraha iyo Waraabka
17 .Dr. Cali Cabdulaahi Warsame Wasiirka Deegaanka
18. Cabdirshiid Maxamed Xirsi wasiirka Kaluumeysiga iyo kheyradka Badda
19. Cabdi khadar Faarax Shaaciye Wasiirka Dib U dhiska iyo Maalgashiga
20. Cabdiraxman Sh. Axmed Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha.

                                   Wasiir kuxigeenada

  1. Cabditaax Xasan Walloore- Wasiir kuxigeenka Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta
  2. Cabdullaahi Qoobdeer- Wasiir kuxigeenka Arrimaha gudaha
  3. Cabdicasiis Maxamed Aaden- Wasiir kuxigeenka Amniga
  4. Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan- Wasiir kuxigeenka Maaliyada
  5. Siciid Faarax Maxamuud- Wasiir kuxigeenka Qorsheynta
  6. Cabdiraxmaan Abdi Ismacil- Wasiir kuxigeenka Dastuurka
  7. Maxamed Cali Faarax- Wasiir kuxigeenka Waxbarashada
  8. Faarax Maxamed Warsame- Wasiir kuxigeenka Caafimaadka
  9. Faarax Cali Cabdille- Wasiir kuxigeenka Howlaha guud iyo gaadiidka
  10. Cabdirisaaq Nuur Cumar- Wasiir kuxigeenka Dekedaha iyo Gadiidka Badda
  11. Sucaad Saalax Nuur- Wasiir kuxigeenka Duulista Hawada iyo garoomada
  12. Faa’iso Cali Ismaaciil- Wasiir kuxigeenka Horumarinta & Qoyska
  13. Cabdirisaaq Cumar Ismaaciil- Wasiir kuxigeenka Warfaafinta
  14. Cabdiraxmaan Xasan Yuusuf- Wasiir kuxigeenka Ganacsiga
  15. Nuur Axmed Yuusuf- Wasiir kuxigeenka Xanaanada Xoolaha
  16. Siciid Xuseen Gees- Wasiir kuxigeenka Beeraha & Waraabka
  17. Maxamuud Ciise Maxamed- Wasiir kuxigeenka Deegaanka, Duurjoogta & Daxliiska
  18. Maxamuud Maxamed Gabax- Wasiir kuxigeenka Kalluumeysiga
  19. Cabdirisaaq Shire Ismaaciil- Wasiir kuxigeenka Shaqada iyo Shaqaalaha
  20. Maxamed Jibriil Caateeye- Wasiir kuxigeenka Maaliyadda

 

                                        Wasiiru dowlayaal

  1. Cabdirashiid Cali Geelle- Wasiiru dowlaha Xanaanada Xoolaha
  2. Axmed Cilmi Cawaale- Wasiiru dowlaha Qorsheynta & Xariirka caalamiga
  3. Burhaan Cilmi Xirsi Wasiiru dowlaha Xariirka Caalamiga ee Madaxtooyada
  4. Bashiir Cabdiraxmaan Gurxan- Wasiiru dowlaha Xariirka Gobalada ee Madaxtooyada
  5. Axme SIciid Cabdiraxmaan- Wasiiru dowlaha Dekedaha iyo Amniga baddaha
  6. Sayid Cumar Guuleed- Wasiiru dowlaha Caafimaadka
  7. Cabdiqani Geelle Maxamed- Wasiiru dowlaha Duulista Hawada iyo garoomada
  8. Cali Yuusuf Cabdi Giir- Wasiiru dowlaha Arrimaha gudaha, Dawladdaha Hoose & Horumarinta Reer miyiga
  9. Cabdiraxmaan Jaamac Kulmiye- Wasiiru dowlaha Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda
  10. Cabdiweli Maxamed Yuusuf- Wasiiru dowlaha Amniga & DDR-ta
  11. Cabdifitax Nuur Akhsir- Wasiiru dowlaha Warfaafinta
  12. Maxamuud Faarax Beeldaaje- Wasiiru dowlaha Maaliyadda
  13. Yaasiin Cabdi Seed- Wasiiru dowlaha Waxbarashada

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media