Axmed Ducaale Geelle Xaaf,Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Caawa Maqribkii ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 52 Xubnood.
Golaha Wasiirada uu Magaabay Madaxweyne Xaaf ayaa ka gaaraya 22 Wasiir 22 Wasiir ku xigeen iyo 8 Wasiiru dowle,kuwaas oo dhamaantod u badan Golihii hore ee Wasiirada.
Hoos Ka Akhriso Magacyada Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug