Akhriso:-Magacyada 10,kii Arday ee Kaalmaha hore ka galay Imtixaankii ay qaaday dowladda oo la abaalmarinayo

Wasaarada Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa abaalmarin u balan qaaday 10,kii Arday ee Kaalmaha hore ka galay Imtixaankii Dugsiyada Sare ee Sanadkan oo ay dowladda Soomaaliya qaaday.

War-Saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya ayaa waxa lagu soo bandhigay Magacyada 10,ka Arday ee Kaalmaha hore galay iyo 5 Wadan oo qof waliba halka uu doorto la geyn doono.

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka