Akhriso Magacyada 10 ka ardey ee ugu horeysa Imtixaanka Dowladda

Wasaaradda waxbarashada waxa ay soo bandhigtay tobanka ardey ee ugu horeysa imtixaanka Dugsiyada sare ee dowladdu qaaday.

Ardeyda galay toban kaalin ee ugu sareysa ayaa 9 ka mid ah waxa ay ka socdeen Gobolka Banaadir halka mid ka kalana uu ka socday Galmudug.

Ra’isal wsaare ku xigeenka dalka Mahdi Axmed Guuleed ayaa Xafladda shaacinta natiijada waxa uu ka sheegay in tobanka ardey ee ugu horeysa ay dowladdu u diyaarisay waxbarasho lacag la’aan ah oo dalka dibadiisa ah.

Imtixaankan oo la qaaday 20 May 2017 ayaa maanta si rasmi ah ay dowladdu u shaacisay Natiijadii kasoo baxday.

Akhriso Magacyada tobanka ardey ee ugu horeysa Imtixaanka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media