Akhriso:-Madaxweyne Cosoble oo Magacaabay gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka Baladweyne

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa Maanta Magacaabay Gudoomiyaha Cusub ee Maxkamada Racfaanka Magaalada Baladdweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Cosoble waxaa lagu magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka Baladweyne iyo Xubno kale oo ka mid noqonaya Garsoorka Magaalada Baladweyne.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada Magacaabista

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media