Akhriso:-Madaxweyne Cosoble oo Magacaabay degmooyin Cusub

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa wareegto uu maanta soo saaray ku magacaaba afar degmo oo hor leh, kana tirsan Gobolka Hiiraan.

Deeganada uu degmooyinka u Magacaabay ayaa waxa ka mid ah Feerfeer, Moqokori, Buq Aqable iyo Buurweyn.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada Magacaabista