Akhriso:-Madaxweyne Cosoble oo Magacaabay degmooyin Cusub oo ka tirsan Gobolka Hiiraan

Cali Cabdulalahi Cosoble Madaxweynaha Maamulka hir-Shabeelle ayaa Maanta deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan u Magacabay in ay noqdaan degmooyin ka tirsan Gobolkaas.

Degmooyink uu magacaabay ayaa gaaraya ilaa Saddex degmo kuwaas oo hada kadib loo aqoonsanayo in ay yihiin degmooyin.

Hoos Ka Akhriso Magacyada degmooyinka

 

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media