HomeWararAkhriso: Madaxweynaha Puntland oo Maanta Magacaabay Wasiiro Cusub

Akhriso: Madaxweynaha Puntland oo Maanta Magacaabay Wasiiro Cusub

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Maamul Goboledka Soomaaliyeed ee Puntland C/weli Maxamed cali gaas,aaya Maanta Magacaabay wasiiru wasiiro ku xigeen iyo Wasiiru dowlayaal. Hoos Ka Akhriso Liiska Wasiirada ee la magcaabay maanta. Cabdiraxmaan Barkhad Warsame­ Wasiirka Warfaafinta, Hiddaha, Dhaqanka & Isgaarsiinta Cabdikhadar Faarax Shaaciye­ Wasiirka Wasaaradda Dibu dhiska & Horumarinta Maxamuud Faarax Beeldaaje­ Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Yaasiin Cabdi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamul Goboledka Soomaaliyeed ee Puntland C/weli Maxamed cali gaas,aaya Maanta Magacaabay wasiiru wasiiro ku xigeen iyo Wasiiru dowlayaal.

Hoos Ka Akhriso Liiska Wasiirada ee la magcaabay maanta.

- Advertisement -

Cabdiraxmaan Barkhad Warsame­ Wasiirka Warfaafinta, Hiddaha, Dhaqanka & Isgaarsiinta

Cabdikhadar Faarax Shaaciye­ Wasiirka Wasaaradda Dibu dhiska & Horumarinta

Maxamuud Faarax Beeldaaje­ Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda

- Advertisement -

Yaasiin Cabdi Seed – Wasiiru dowlaha Waxbarashada & Tacliinta Sare

Cabdirashiid Cali Geelle – Wasiiru dowlaha Amniga Cabdisalaan Bashiir

Cabdisalaan Wasiir kuxigeenka Maaliyadda

Cabdifitaax Xasan Xuseen (Waloore) – Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka

Aamina Maxamed Cabdullaahi – Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Duulista Hawada & Garoomada

Cabdiweli Maxamed Yuusuf – Wasiir kuxigeenka Howlaha Guud, Guryeynta & Gaadiidka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts