Akhriso Liiska golaha wasiirada Maamulka galmudug +Sawiro

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa caawa ku dhawaaqay golahiisa waziirada ee uu yeelanaayo maamulkaasi

warsaxaaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha ayaa waxaa lagu magacaabay 25 wasiir 23 kuxigeyno iyo 4 wasiiro dowle .

Halkan Ka AQriso liiska Golaha waziirada Galmudug:-

Magacaabid Golaha Wasiirada Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug

Markuu arkay: Qodobka 50 aad ee dasluurka Dowlad Goboleedka Galmudug faqradiisa 4aad; Markuu latashaday: ‘ Madaxweyne Kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug. Markuu tixgaliycy: Baahida loo qabo magacaabista Golaha Xukuumada oo aqoon sere iyo karti leh: Markuu Garawsaday: Howlaha Baaxadda leh ee horyaala Dowlad Goboleedka Galmudug;

Wuxuu Xeeriyey Qodobka load

Magacaabista Golaha Wasiiradda ee boos ku xusan:

  1. Mudane Xuseen Qaasim Yuusuf, Wasiirka Madaxtooyada
  2. Mudane Jaamac Xassan Salaad, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose
  3. Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali Maxamed.Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Garsoorka
  4. Mudane Calisacild Cumar Ibraahim,Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda & Horumarinta Dhaqaalaha
  5. Mudane Cismaan Ciise Nuur, Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha
  6. Mudane Maxamed Cilmi Afrax, Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga
  7. Mudane Sheekh Mursal Cabdiraxmaan Axmed, Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta
  8. Mudane Xassan Maxamed Warsame. Wasiirka Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda
  9. Mudane Maxamed Maxamuud Guure, Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska
  10. Mudane Cabdulqaadir Cabdullaahi Warsame, Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha

I I. Mudane Maxamuud Aidan Cusmaan. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Dhaqanka

  1. Mudane Cabdixakiin Macalim Axamed Maalim. Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka
  2. Mudane Sheekh Ibraahim Xassan Guureeye, Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada
  3. Mudane Axmed Dubad Cali. Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta
  4. Mudane Axmed Dhiblaawe Casir. Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha
  5. Mudane Maxamed Xuseen Maxamed, Wasiirka Wasaaradda BiFada. Dhirta iyo Daaqa
  6. Mudane Naciimo Maxamed Maxamuud. Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka
  7. Marwo Nimco C/raxmaan Seeraar, Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska
  8. Marwo Maxamed Cabdullaahi Aadam, Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha
  9. Mudane Warsame Maxamed Xassan. Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga
  10. Mudane Cawil Xersi Xassan, Wasiirka Wasaaradda Biyaha iyo Korontada
  11. Mudane Cismaan Maxamed Cali, Wasiirka Wasaaradda Dastuurka
  12. Mudane Burhaan Warsame Cigaal, Wasiirka Wasaaradda Dakadaha iyo Gaadiidka Badda
  13. Mudane Xuseen Sheekh Nuur Xuseen, Wasiirka Wasaaradda Jaaliyadaha iyo Dhiiragalinta Maalgashiga

Wasiiru Dowlayaasha

  1. Mudane Nuur lbraahim Cusmaan. Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha.
  2. Mudane Cumar Maxamd Diiriye, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha hoose
  3. Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cismaan, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Qorsheynta iyo lskaashiga Caalamigaa
  4. Mudane Axmed Cabdullahi Diiriye, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda

Wasiir Kuxigeenada

  1. Mudane Maxamuud Guure Guuleed, Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Cadaaladda
  2. Mudane Mahad Maxamuud Cali, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha hoose
  3. Mudane Maxamed Axmed Faarax, Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda
  4. Mudane Cabdisamad Yuusuf Cilmi, Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo dhulka
  5. Mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadarn, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga
  6. Mudane Saciido Xassan Cumar. Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska
  7. Mudane Cabdullahi Cabdi Siyaad, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha
  8. Mudane Cabdisalaan lbraahim Faarax. Wasiir kuxigeenka wasaaradda Jaaliyadaha & Dhiiragelinta Maalgashiga
  9. Mudane Mowhid Yaasiin Barre. Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Biyaha iyo Korontada
  10. Mudane Cabdidaahir Xuseen Cali, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha
  11. Mudane Saadaq Daahir Mire, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga
  12. Mudane Xassan Xaashi Warsame. Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta
  13. Mudane Maxamed Xayir Nuur. Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Dastuurka
  14. Mudane Cabdullaahi Axmed Calasow, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Dekadaha & Gaadiidka Badda 15. Mudane Cabdifitaax Maxamuud Axmed, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Bii’ada, Dhirta iyo Daaqa
  15. Mudane Cali Abdulaahi Warsame, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Amniga Gudaha
  16. Mudane Cawil Cabdullaahi Jaamac, Wasik Kuxigeenka Wasaaradda Awqaafla iyo Arrimaha Diinta
  17. Mudane Daahir Xassan Xuseen, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda 19. Mudane llyaas Maxamuud Xuseen, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada
  18. Mudane Maxamed Xassan Cali. Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka
  19. Mudane Maxamed Nuur Diini. Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha
  20. Mudane Axmed Cabdullaahi Maxamuud, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Dib u Dhiska
  21. Mudane Daahr Faarax Fiidow, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta

Qodobka 2aad Xeerkaan wuxuu dhaqangelayaa marka uu saxiixo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug.

1 2 3 5 6 7 8 7 8 9 10 11 12

14