Akhriso:-Isku-aadka Wareega labaad ee Tartanka degmooyinka dalka

Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa isku-aadka Wareega labaad ee Barnaamijka Aqoon iyo Abaal main ee Radio Dalsan kaas oo ay ku tartamaan inta badan degmooyinka dalka.

Baranamijka sabadkaan ayaa waxaa ku tartamaya 24 degmo oo ka tirsan Muqdisho iyo gobolada dalka Soomaaliya.

Waxaa soo gaba gaboobay wareegi 1aad ee tartanka,waxaana haatan la sameeyey wareega 2aad,oo ay isku-soo hareen 12 degmo.

Hoos Ka Akhriso Isku-aadka Wareega labaad ee Tartanka degmooyinka dalka.