Akhriso:-Isku Aadka Wareega 3aad Ee Tartanka Dugsiyada Sare Radio Dalsan Oo La Sameeyey

Waxaa Galabta Xarunta Radio Dalsan ee Magalada Muqdisho lagu sameeyey isku-aadka wareega 3aad tartanka dugsiyada Sare ee Bisha Ramadaan oo ay Sanadkaan qabaneyso Idaacadda Dalsan.

Tartanka Dugsiyada Sare ayaa waxaa ka qeybgalaya 6 Iskuul oo ku yaalla Gobolkaan Banaadir,waxaana haatan isku-soo haray 16 Iskuul.

Hoos Ka Akhriso Isku-aadka Tartanka Dugsiyada Sare Ee Radio Dalsan.